Qaybtan (Day One) waxaa diiradda lagu saarayaa dejinta deegaanka (Lab Environment) ee 30-Day SOC Analysis & Detection Challenge-ka.
Ujeeddadu waa in la abuuro deegaanka lagu tababaranayo oo ka kooban nidaamyo kala duwan si loogu sameeyo falanqayn, tijaabo, iyo ogaansho dhacdooyin amni.
Waxaan halkan ku diyaarin doonaa mashiinnada muhiimka ah ee loo adeegsan doono muddada challenge-ka, kuwaas oo kala ah:
Windows Server 2022 β maamulka domain-ka iyo dhacdooyinka server-ka.
Windows 11 & Windows 10 β tijaabinta dhacdooyinka endpoint-ka iyo falanqaynta log-yada.
Ubuntu Desktop β falanqaynta nidaamyada Linux iyo isticmaalka qalabka open-source.
kali linux - attacker machine iyo anaylsis
Ujeeddada ugu weyn ee waa in la helo set up sax ah oo la isku xiri karo (network ga lab) si maalmaha xiga loogu shaqeendoono, log collection, analysis, detection, iyo incident response.