> For the complete documentation index, see [llms.txt](https://ngabalaax.gitbook.io/ngabalaax/llms.txt). Markdown versions of documentation pages are available by appending `.md` to page URLs; this page is available as [Markdown](https://ngabalaax.gitbook.io/ngabalaax/readme.md).

# Soo Dhawoow

Soo dhawoow, mudane iyo marwo.

\
Magacaygu waa **Nasradin Abdikani**, waxaan ahay **Security Engineer**.

\
Halkan waxaan kugu soo gudbinayaa qormooyin kala duwan oo ku saabsan mowduucyo muhiim ah sida **Red Teaming** iyo **SOC**, iyo sidoo kale *write-up*-yo ku saabsan mashiinnada aan xaliyay.\
Ujeeddadaydu waa inaan ka caawiyo bulshada Soomaaliyeed fahamka iyo barashada farsamooyin cusub oo la xiriira amniga internetka.

\
Insha’Allah, waxaan rajaynayaa inaad wax badan ka faa’iidi doonto qoraallada halkan ku jira, kana hesho iftiin barbilow u ah aqoontaada amniga internetka.

\
Mahadsanid booqashadaada!

[My - linkedin](https://www.linkedin.com/in/ngabalaax/)
