Page cover

person-walking-arrow-loop-left30-Day SOC Analysis & Detection Challenge

Ku biir 30-Day SOC Analysis & Detection Challenge si aad u barato log analysis, incident response, network traffic, iyo threat intelligence adigoo dhisanaya xirfado dhab ah oo SOC ah maalin kasta.

30-Day SOC Analysis & Detection Challenge

Ku soo dhowow 30-Day SOC Analysis & Detection Challenge β€” safar aqooneed oo 30 maalmood ah kaas oo kaa caawin doona inaad si qoto dheer u barato fahamka, falanqaynta, iyo ogaanshaha dhacdooyinka amniga (Security Operations Center - SOC).

Barnaamijkan waxaa si taxaddar leh loogu habeeyay inuu kaa caawiyo:

  • Fahamka aasaaska log analysis iyo incident response

  • La shaqeynta qalabka muhiimka ah sida Wireshark, Wazuh, iyo MISP

  • Falanqaynta Windows, Linux, iyo Network traffic

  • Helidda xirfado la taaban karo oo ku saabsan threat intelligence iyo EDR detection

Ujeeddadu waa in si maalinle ah aad u barato mowduucyo muhiim ah β€” laga bilaabo aasaaska ilaa hawlaha horumarsan β€” si aad u dhisto xirfad adag oo ku saabsan amniga iyo falanqaynta dhacdooyinka.

πŸ“ Madasha uu ka qabdoomayo: Discord-ka Talosec πŸ’¬ Ku soo biir Madasha bulsheed Talosec si aad ula falgasho xirfadlayaal kale, ula wadaagto natiijooyinkaaga, una hesho talo iyo taageero inta lagu jiro challenge-ka.

Last updated